Nin Aniga yiri Dad iska sooc

Somalidu waxay ku Maahmaahdaa (Nin Aniga yiri Dad iska sooc).


Doorashadii Maanta Ka dhacday Teendhada Afisyoni, ee lagu Been Doortay Ergada Gudiga Halka dhinac ah ee Somali land, Natiijada ka soo baxday, Anigu Qof ahaan ma aqoonsani. ( F.S: 1aad)

Ogoow: Reer Waqooyi ma ihi, Xubnaha labada dhinacna Qof kama Aqaan, Siyaasi dan gaara lehna ma ihi, Laakin waxaa Nafteeydu ey diideeysaa in aan Dulmi Cadaalad Daro u muuqdo aan u hiiliyo.

waxaan ahay Muwaadin Somali ah oo xaq u leh in uu dhiibto Aragtidiisa.

Qore: YahyavAmir