DHEGEYSO: Xogtii ugu dambaysay ee ciidankii lagu tababarayey Eritrea.

Barnaamijka Galka Baarista wuxuu toddobaadkan ku saabsan yahay askarta Soomaaliyeed ee tababarka loogu qaaday dalka Eritrea ee soo baxsanaya oo sii kordhaya.

Galka Baarista wuxuu la hadlay askar dhowaan ka soo baxsatay dalkaas oo qaarkood soo gaaray Soomaaliya.

Dhinaca kale, xog uu helay Galka Baarista ayaa sheegeysa in dowladda Soomaaliya ay qorsheyneyso in dhallinyaradaas dib loo soo celiyo.

Waxaa barnaamijka soo diyaariyey soona jeedinaya Haaruun Macruuf.

Halkan ka dhegeyso….

Xigasho: VOA