Kula lihi Qeytii 10aad Qalinkii Xusseen Wadaad

Hussein Wadaad
Macallin
, anii biriga warkaagama kasooyi, meel aas ku jeedo, goorba lama goodlahaanaas kufooraraa warkaaga, minii kale saaxiibkeey waa lagu soosocdaa. Waxaan maqli jirayQofkii waala rabo, waa siixeydxeytaa, armaasbaSaaxiibkeey lagu soo socdaabaWaxa saas leh waa Jaalle.

Galool oo yaabban oo laftiisuhadalka iyo waxa socda hore u saluugsanaa, ereyada meesha ka yeerayana maqlalay ayaa hadlooyiriWaryaa, si fiican u eegninku ma noola”, maya ee ka joog…Maya ku siko xagiisa eebal eeg waxa helay…”Kir aalagu yiriAfkaa suubso, kuyema noolaJaalle waaye waxasaas leh.

Bal is dejiyoo maqal erayadadigashada ah ee yeeraayo iyosawaxanka wehliya, indhahanafiiq oo eeg waxaa sii mirqaya!.

JaalleWaryaa LamagoodleGalool, ani wax ma arki, waxnama maqlo ee adi, maxaadaragtaa ama maqashaa?”

Waxa aan maqlay uun labajumla oo kala af ah. Waxa saaslihi waa Galool.

Maxay ahaayeen lamadaas oodsheegeyso? Jaallaa ku ganayGalool.

Labadaasi waxa ay ahaayeenwaxa aan ka qabtay dooddii aanmaqlaayay, inta kalese maangaran, Galool ayaa yiri.

Adi daaliskaan naga dhaaf eenoo sheeg wixiid maqashay. Jaalle ayaa ku celiyay.

Saaxiibkii weynaa ee sheekada u kala qaybinaayay isaga war iyowacaal kiis lama arko.

Galool ( Waxa aan maqlay ooaan qabtay waxa ay ahaayeen”No way iyo Alaysakadaalika”).

La soco Q.xigta

Xuseen M.Cabdulle”WADAAD”

huswadad@hotmail.com