ku: Injeneerada Somalida.+Faallo

Marka laga hadlayo dhaqanada iyo Hiddaha Ummadaha, Laguma soo koobo, Suugaanta, Dhar xirashada, Nuucyada Cuntada, qalabka wax lagu cunno, Dhaqanada Aroosyada iyo Xafladaha Ciidaha, waxaa ka mid ah Dhisma dhaqameedka umaddaa.
Umaduhu waxa ey horuumariyaan oo Casriyeeyaan Dhisma dhaqameedkooda.
Somaliya waxa ey leedahay Dhismo dhaqameedyo lagu yaqaan, waxaan jeclaa lahaa in Injeneerada Somalidu sida wadamada qaar, ey Casiryeeyaan Dhisma dhaqameedkeena iyaga oo aan bedelin Naqsha aslaka ah ee Dhisma dhaqameedkeena.
Sida in Magaalooyinka waaweeyn Laga dhiso Guri dhowr dabaq ah oo leh Naqshad dhismo dhaqameed, ama in Baarlamaaka ama Xarumaha Dowladaha hoose la dhiso iyada oo la isticmaalayo naqshadaha Mudulka ( F.S: 1aad).
Daharka ( F.S:2aad) Geed jimcaha ( F.S: 3aad). karoorka ( F.S: 4aad) ama Dhismooyinka kale ( F.S: 5….32aad). Sida wadamada qaar ey u Casriyeeysan Dhisma dhameedyadoodii Hore ( F.S: 33, 34aad).
Qore: Yahya Amir