Dowladda Soomaaliya oo tallaabo u qaaday xaqiijinta qoondada haweenka ee baarlamaanka.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo magacaabay guddi loo xil saaray xaqiijinta qoondada haweenka ee baarlamaanka.

Guddigan ayaa ka kooban 13 xubnood waxay “u qaabilsan u ololeynta iyo xaqiijinta qoondada haweenka ugu yaraan 30% ee labada aqal ee baarlamaanka federaalka ee Soomaaliya”

.