Soo tuf tahluuko ha ku gashee. Muxuu Sameynayaa?

Haddii Waalidka, ilmahiisa tababar loo qaado, kadibna uu ogaado in Yaxaas Cunay. Muxuu sameynyaa?
Haddii Shacabka, Canshuurta laga qaado. kadibna uu ogaado in aan wax loogu qaban ee isaga lagu dhibo. Muxuu sameeynayaa?
Haddii dhibka laguugu hayo uu bato. kadibna aad ka cabato. kii kugu hayayna uu ku yiraa, maxaa ku ogeeysiiyay. Maxaad sameeynee?.
Maroodi ilma laga cunay. Haduu xanaaqo muxuu sameeynayaa?
Haddii Doqon, Dhoohane, ama Damiir laawe, ey Comment ka sameeynayaan qormadaan, maxeey soo qorayaan?
Qore: Yahya Amir