Prof. Yaxye Caamir “Waxaan aad ugu faraxsanahay la kulankii waalidiinta Caruurtu uga maqan tahay Etruria…”

Waxaan ku faraxsanahay in aan ka qeyb galay, Gogoshii Golaha Siyaasada iyo Horuumarinta Beesha Nudulood ey u fidiyeen Waalidiintii iyo walaalihii, Wiilashooda ey ugu war dambeeysay iyaga oo la yiri: waxa ey tababaro Ciidan ugu maqan yihiin Dalka Ertheria, walal Badanna laga soo sheegay xaaladooda nololeed.
waxaan u sheegay waaya arragnimada aan u leeyahy dhibaatada ey leedahay Haddii Qof lagaaga xirto wadan Ajnabi ah oo aadan heeysan Dowlad Garab kugu siiso, kaba sii daran haddii Dowladaadu ey kaaga aamusto ama ey kaala safato dhinaca kale.
Dhageeysi iyo Daawasho wacan.
Qore Yahya Amir.