Maamulka Hirshabeele oo magacaabay Xubnaha cusub ee Gudiga Doorashada.


Madaxweynaha Hirshabelle Ali Gudlawe Hussein, ayaa magacaabay Guddiga dabagalka Mashaariicda Dowlad Gobaleedka Hirshabelle, kuwaas oo ka kooban 8 Wasiir.