Dowladda Kenya oo dib u furtay dulimaadyada Soomaaliya.

 

 

 

 

 

 

Dowladda Kenya ayaa dib u furtay Hawadeeda duulimaadyada ka imaanaya iyo kuwa aadaya Soomaaliya, sida ay shaacisay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Kenya.