Ardayda dugsiyada sare Iswidhen oo xafkadaha qalin janibta sameysanaaya


Waxaa maanta xaflad qalin jibin loo sameyay ardayda dugsiga sare ka baxaday ee dalka iswidhan waana markii ugu horeysay tiro aad ubadan ka qalin jabiyaan dusiyada sare ee dalka Iswidhan sanad dusiyeydka.

Sanadkaan ayaa waxaa uu ahaa mid ka gadisan kii hore waxaan ardayda sanadkan wax ku baranayeen qab online ah tasoona arday badan ay muujiyeen dadaal badan oo qiimo leh tasoona waalidiin badan ubadkooda ku farxeyn qalin jibinta sanadkan ay gareen ubadkooda.

Fariida Aweys Aboo ayaa waxaa ay aheyd gabar aad u dadaal badan sanadkan ka qalin jabisay dugsiga sare ee dalka iswidhan.

Fariida mar ay la hadleysay bahda soomaliweyn ayaa waxaa ay sheegtay in marna aqoonta ay dhamaanin lakiin hadda uu u furmay fursado ay ku sii gali laahay waxbarasahada heer jaamacadeed.

Fariida waxaan leenahay dadaalkaaga halkaasi ka siiwad ilaaheyna hakula garab galo waxbarshadaada heerka labaad yeel mustaqbalka.

Bashiir Jiidaal Baroow somaliweyn Holland