Xisbiyada mucaaradka Somaliland oo isbahaysi sameystay.

Hoggaanka xisbiyada mucaaradka Jamhuuriyadda Iskeed ugu Dhawaaqday Madaxbannaanida ee Somaliland ee Waddani iyo UCID ayaa ku dhawaaqay isbahaysi ay ku hananayaan hoggaamintaGolaha Wakiillada iyo maayarrada magaalooyinka dalka.

Labada xisbi ayaa haysta aqlabiyadda xildhibaannada Golaha Wakiillada iyo Goleyaasha Deegaannada magaalooyinka waaweyn ee muhiimka ah.

Warsaxaafadeed ay soo saareen ayay ku magacaabeen guddiga isbahaysiga mucaaradka.

Somaliland