Saddex degmo oo ay soo baxdey natiijadooda doorashada Somaliland.

Waxaa soo baxdey natiijooyinka doorashada ee degmooyinka Baligubadle, Caynaba iyo Oodweyne.

Shaxda hoose ayaa muujineysa tirooyinka ay kala heleen xisbiyadu.

Waxeyna kalayihiin:

1-Natiijada Degmada Baligubadle (Sagaal xubno gole deegaan)

– Xisbiga Kulmiye – 4- Xisbiga Wadani – 3- Xisbiga Ucid – 2

2 – Natiijada degmada Caynaba (Sagaal xubno deegaan)

– Xisbiga Kulmiye – 4

– Xisbiga Wadani – 2- Xisbiga Ucid – 3

3 – Natiijada degmada Oodweyne (Kow iyo toban gole deegaan)

– Xisbiga Kulmiye – 4- Xisbiga Wadani – 6- Xisbiga Ucid – 1

Waxaan kasoo xiganay bogga MM Somali TV