South Afrika : Kulan Dib u Heshiisiin Nabadeed iyo Duco ah oo ay yeelatay Beelweynta Wacbuudhan Abgaal.

● Xaafadda Soomaalida Bellville ee Magaalada Cape Town, ayaa waxaa lagusoo gabagabeeyey Kulan Dib u Heshiisiin Nabadeed iyo Duco ah oo ay yeelatay Beelweynta Wacbuudhan Abgaal oo kamid ah Jaaliyadda ku dhaqan Koonfur Afrika.

● Kulanka, oo kusoo idlaaday Faataxo iyo Tahliil asal u ah isasaamixista Soomaalida ayaa ku qabsoomay Hoolka Shirarka iyo Cayaaraha ee Africa indoor Soccer .

WD: Abdulrazak IndhaJaceyl