Madaxweyne Biixi oo la kulmay dublamaasiyiin sare oo ka socda Midowga Yurub iyo UK +Sawirro

Madaxweynaha Somaliland Muse Bihi Abdi, ayaa kulan la qaatay Diblomaasiyiin ka socday dalalka Midowga Yurub iyo UK oo Somaliland u tagay indho indhaynta Doorashooyinka golayaasha deegaanka iyo Wakiillada oo isniintii ka dhacday deegaanada Somaliland.