RW Rooble oo magacaabay guddi wasiiro ah oo ka shaqeynaya doorashooyinka.

Ra’iisul Wasaaraha XFS ayaa guddi heer wasiir ah u magacaabay xaqiijinta caddeymaha xubnaha Guddiga Maamulka doorashada ee labada heer ee ay cabashadu ka jirto sida ku cad qodobka 1aad ee Hishiiskii Gollaha Wadatashiga Qaran ee doorashooyinka .

Maalmo ka hor ayay aheyd markii madaxda Soomaaida ay Muqdisho ku saxiixeen heshiiska doorashooyinka soomaaliya.

Hoggaamiyaasha soomaalida aya isku raacay in doorashada Baarlamaanka soomaaliya lagu qabto Muddo 60 maalmood.