Wasiirka Arrimaha Gudaha Galmudug oo xil ka qaadis lagu sameeyay.

Madaxwayne Kuxigeenka dowlad goboleedka Galmudug ayaa xilka ka xayuubiyay Wasiirkii arimaha guddaha Galmudug Cabdi Maxamed Jaamac Waayeel kaas oo lagu eedeeyay in uu colaad ka huriyay Degmada Balanballe isla markaana uu jabiyay amar ka soo baxey Madaxwayne madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor.

Hoos Ka Akhriso Qoraalka ka soo baxday Xafiiska Madaxweyne  Ku xigeenka Galmudug.