Qarax sababay dhimasho iyo dhaawacyo oo ka dhacay Beydhabo.

Wrarka ka imaanaya Magaalada Beydhabo ayaa sheegaya in qarax sababay dhimasho iyo dhawac uu goor dhaw ka dhacey  suuqa qaadka lagu iibiyo ee bartamaha magaaladaasi.

Wariyaasha ku sugan magaalada Baydhabo, ayaa xaqiijiyay in tirada himashada ay gaareyso 3,halka ay dhaawacyo soo gaareen 7-ruux oo  kale oo shacab ah

Qaraxa ayaa la dhigay Bartamaha suuqa Qaadka lagu iibiyo oo aad u mashquul badan ,waana fal argagax leh oo ay caadeysteen kooxda Al-Shabaab.