RW Rooble: Siyaasiyiinta waxaan u sheegayaan “ineysan gadaasheyda waxba ka raadin”

Ra’iisal wasaare Rooble wuxuu khudbadiisa kusoo gabo gabeeyay oraahdiisii caanka ahayd “Ee soo dhawaada”.

Wuxuu raaciyay soo dhawaada, marka aan idin leeyahay ma ahan madaxtooyada kusoo dhawaada.

Siyaasiyiinta Soomaaliyeed waxaan u sheegayaa buu yiri “ineysan gadaasheyda waxba ka raadin. Wax walbina horteyda ayay yaalaan,”