Qaabka uu u soconayo iyo Jadwalka Hadal-Jeedinta ee lagu soo xirayo Shirka Afisiyooni.

Waxaa goordhow xarunta teendhada Afisiyooni ee Magaalada Muqdisho ka bilaabatay munaasabad lagu so xirayo shirka madash wadatashiga ee arrimaha doorashooyinka uga socday halkaas Ra’iisul Wasaare Rooble, Madaxda Shanta Dowlad Goboleed iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir.

Munaasabadda ayaa waxaa ka qeyb galaya marka laga tago 7 Xubnood ee hehsiiska doorashada, Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, qaar kamid ah xubnaha Midowga Musharixiinta, Wakiilo ka socda Ururada Bulshada rayidka iyo Beesha Caalamka..

Hoos Ka Akhriso Jadwalka hadal jeedinta Mas’uuliyiinta ka qeyb galeysa Munaasabadda.