RW Rooble iyo Guddoomiyaha Aqalka sare oo heshiis is afgarad ka gaaray arrimaha doorashooyinka.

Mogadisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo ku guda jira shirarkii gooni goonida ah madasha wadatashiga arrima doorashooyin ayaa kulan kula qaatay magaaladda mogadisho Gudomiyaha aqalka sare ee dalka mudane Cabdi Xaashi.

Ra’iisul wasaaraha iyo guddoomiyaha ayaa kulankooda is-afgarad kaga gaadhay arrimaha doorashooyinka dalka.