Waxaa la soo gabagabeeyay Maalintii 1-aad ee Shirkii Golaha Wada tashiga.

Muqdiaho:-Waxaa soo gabagaboobay maalinkii koowaad ee Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee Arrimaha Doorashooyinka ee ka furmay Muqdisho uuna shir guddoomiyay Ra’iisul Wasaare Mohamed Hussein Roble. Shirka oo ku soo idlaalay jawi is faham ayaa la isugu soo laaban doonaa berri oo Axad ah.

Shirka Maanta waxaa ka qeybgalay Dhamaanta Madaxda Dowlad GoboleedyadaDalka, iyadoo shirka la sheegayo in inta badan la isku afgartay Qodabadii laga hadlay, iyadoo Berito la iskugu imaan doono .