Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo goordhow ka furmay Muqdisho.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, ayaa guddoomiyay Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee Doorashooyinka dalka oo maanta ka furmay magaalada Muqdisho.

Shirka oo ka furmay Teendhada Afisyooni waxaa sidoo kale ka qeybgalaya madaxweyneyaasha dowlad-goboleedyada iyo Gobolka Banaadir.

Soomaaliya