Dhoolatus u bilowday Milliteriga Masar iyo Imaaraadka

Ciiddamo ka kala socda kuwa Khaaska ee dalalka Masar iyo Imaaraadka Carabta  ayaa waxaa u furmay Dhoolatus loogu magac daray Zayed 3.