Gantaalkii kasoo baxsaday Shiinaha oo xalay dulmaray Soomaaliya.

Sida uu baahiyay Telefishinka Sky news, Gantaalkii ka soo bax saday Shiinaha ayaa xalay dulmaray Hawada Sare ee Soomaaliya.

Gantaalkan oo 90 diiqo oo kasta ku dul wareegaya dunida, ayaa cirbixiyeenada shiinuhu sheegeen inuu berri dhulka kusoo dhaco.