Tacsi Tiiraanyo leh: Mohamed Ismail Saxardiid oo Borås Sweden Ku geeriyooday


TACSI TIIRAANYO LEH
بِسْمِ اللَّـهِ الرَّحْمَـٰنِ الرَّحِيمِ

وَبَشِّرِ الصَّابِرِينَ

الَّذِينَ إِذَا أَصَابَتْهُمْ مُصِيبَةٌ قَالُوا إِنَّا لِلَّهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ

Inaa lilaahi wa inaa ileyhu raajicuuna.

Allaha u naxariisto waxaa goor magaalada Borås Sweden ku geeriyooday Walaalkeen Mohamed Ismail Saxardiid.
Runtii geeridu waa xaq, illahey Waxaan uga baryeynaa janadii Fardoowso ka waraabiyo.
Waxuu ahaa shaqsi ixtiraam badan.

Waxaan halkaan Tacsi uga diraynaa Xaaskiisa iyo Caruurtiisa iyo dhammaan Jaaliyadda reer Borås ..Ilaahay samir iyo Iimaan annaga oo dhan ha naga siiyo isagana Allah ha u naxariisto.