Qisadii Nabi Huud CS iyo Reer Caad+Daawo

Sheekh Said Ali Ahmed oo ka mid ah Culimada Soomaaliyeed ayaa maanta noo soo Bandhigaya Qisadii Nabi Huud CS.iyo Reer CAAD.

Sheekh ayaa Caadiyan mar kasta Umadda Soomaaliyeed u soo bandhiga Taariikhda Ambiyada iyo Saxaabada, weliba xiliga lagu jiro Bisha Barakaysan ee Ramadaan.

qoomu caad waxaa loo soo diray Nabi HUUD هود عليه السلام waxa uu ka dhashay qabiil ahaan reer caad waxey ahayeen carab ku nool saxaraha yaman buuraha u dhaxeya عمان iyo حضر الموت Gaar ahan dhanka badda ama bada akteeda.
Deegankoda waxa lagu magacaabi jiray مخيس
Waxeyna ku nolaan jireen teendhoyin waaweyn oo leh tiirar bal balaran sida uu Alle sheegay.

Hadab Hoos ka daawo Qisada Nabi Huud CS. iyo Reer Caad: