Tacsi tiiraanyo leh Xareed Cismaaciil Duniyo oo Geeriyootay


Inaa lilaahi wa inaa ileyhu raajicuun
Waxaa maanta geeriyootay Allaha u naxariisto Fanaanadii caanka aheed ee Hoboladii Waaberi Xarred Cismaaciil Duniyo, marxuumada oo Ku geeriyootay magaalada London ee dalka Ingiriiska.

Tacsidaasi naxdinta leh ayaa Waxaa loo diraayaa dhamaan eheladeed iyo dhamaan Fanaaniinta Hobolada Waaberi.

Tacsidaan wadaa diraayo Alfanaan Axmed Naaji Sacad, Alfanaan Maxamed Maclow iyo Madaxa warbaahinta somaliweyn Xusseen Cabdi Calasow iyo dhamaan shaqaalaha somaliweyn.

Ilaahey Waxaan uga baryeynaa in janadadii Fardowso ka waraabiyo Aamiin Aamiin