Suldaan Saciid Cali Cumar oo Baaq nabadeed u jeediyey ummadda Soomaaliyeed


Suldaan Saciid Cali Cumar ayaa ugu baqay umada soomaliyed in ay ka fogadaan wax waliba oo dhib u keenayo aduun iyo aakhiro.

Suldaanka ayaa hadalkiisa ku soo beegmayaa in dhawalaba ah ay jiran muran ku adan hanaanka doorashada dalka iyo xiliga kala guurka oo uu dalka wajahayo.

Suldaan Saciid Cali Cumar ayaa waxaa uu sheegay in kulamada ay yeelanayaan beelweynta Hawiye in mar waliba ay ku abaaraan tubta toosan tasina ay tahay in mida qura lugu gaari karo guul aduun iyo mid aakhiro.

Suldaanka ayaa waxaa uu sheegay in dalka Soomaaliya uu soo maray dhibato ku filan hadana uu dib u qadi karin culeyskaa mid lamid ah xoriyadii kadib soomaliya 21 sano nidam dowlad milatari ah ayaa ay soo martay xukumadasi.

Marka ay burburtay waxaan lugaha lagalnay daagalo sokeeyo waxa waxii kadhashay waan kawada dharagsanahay ayaa dhahay waxaa ayna nugu qadatay 30 sano in aan burnur ahaano waxaan ka digayaa in madaxdii dalka soomartay oo an ulajedo madaxweynayaashii soomaren dalka in la ixtiramo lana qadariyo sida madaxweynihii hore soomaliya adan cabdula cusmaan adan cade sharafta iyo cisiga ay uhayeen xukumadihii soomaray dalka ugu dambeentii waxaan leyahay yaan dalka dib loo celin

Bashiir Jiidaal Baroow

Holland somaliweyn