Midowga Musharaxiinta oo cambaareeyay weeraradii lagu qaaday

Golaha Midowga Murashaxiinta wuxuu si kulul u canbaaraynayaa weerarka ay ciidanka Maxamad Farmaajo ku qaadeen hoyga ay Muqdisho ka deggan yihiin Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir C/raxmaan C/shakuur Waraame.

Warsaxaafadeedka Hoos ka aqriso: