Macallimiin yaraan ka taagan gobolka Waqooyi Bari Kenya.

Waxaa dalka Kenya ka taagan macaalimiin yaraan dhanka iskuulllada ah gaar ahaanna gobolka Waqooyi bari, ayadoo ay ugu sii daran yihiin dugsida hoose dhexe oo la la’yahay macallimiin ku filan oo wax ka dhiga iskuulladaas. sida ay sheegtay xoghayaha ururka macallimiinta ee Kenya.

Haddaba maxay salka ku haysaa macallimiin yaraanta halkaa ka taagan, sidee ayayse saamayn ugu yeelatay iskuullada gobolka Waqooyi Bari.

su’aalahaas iyo kuwo kale ayaan waydiinnay Abdirisaaq Xuseen Aadan oo ah xoghayaha ururka macallimiinta ee goblka Waqooyi Bari.

Guddoomiyaha ururka macallimiinta gobolka Waqooyi Bari isla markaana ah xogahaya laanta Gaarisa.