Guddi loo magacaabay soo baara shaqaaqadii Khamiistii ka dhacday Garoonka Aadan Cadde.

Wasaaradda Amniga Gudaha ayaa magacawday Guddi soo baara shaqaaqadii Khamiistii ka dhacday Garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho.

Shaqaalo ka tirsan hay’adda socdaalka iyo ciidamada NISA ayaa dagaal gacan ka hadal ah ku dhexmaray gudaha garoonka, taasi oo sababtay falcelin kala duwan.

Halkaan  ka akhriso Magacyadda Guddiga: