Dardaarankii Duq Calasey Cariif.=Warbixin Cajiib ah=

Abooto Calasey Carif oo Xanuunkii Covid- Xamar ku soo darsaday ayaa Caruurteeda isagu yeertay, Si ey ula Dardaaranto Geeridaada ka hor.
waxa eyna ku tiri: Maandheeyskoow, intaad iga dambeysiin 4 yaan leeydinku ajarin.
1. Xuquuqda Xamar ka maqan Anigaa u raadinaa, Baarkana waan uga roggaa.( F.S:1aad).
2. Dowlad Somali kaligaa doon, Haddii Juuc Qaajo yimaadna jeebkaaga oo kaliya ayaad Somali ka jeenanee.( F.S: 2aad).
3. Callamo Cad cad ayaa miiska wadahadalka dul saaran, hoosna AK 47 iyo is uruursi Qabiil ayaa ka socdo.( F.S: 3aad).
4. Dowlad ow ku falaadaayo, Nin Madaxiisa Dollar kaliya ku jiro oo Dad, Dal iyo Diin aan Daneeheeyn yaan leeydinku Maaweelin ( F.S:4).
Haddaad Dhibka idin heeysto sheegatiin, Walaalaheen qaaraa dhisanaa, kor hoow dhihinina, Xaqiinana ha dhumina, Si Dalka iyo Dadku u wada jiro. waa iga Dardaaran.
Maandheeyskoow 4-taas yaan leeydinku Ajarin.
Qore: Yahya Amir