Maraykanka oo safiir cusub usoo magacaabay Soomaaliya.

Madaxwaynaha Maraykanka Joe Biden ayaa safiirka cusub Soomaaliya usoo magacaabay Larry André, safiirkan ayaa badali doona Donald Yammamota. Waxa uu ahaa safiirki Maraykanka ufadhiyay Djabuuti Tan iyo Sanadkii 2017-kii.

Sida ay Wakaalada Wararka SONNA u xaqiijiyeen saraakiil ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya