Dalka Holland oo salaada cishaha iyo taraawiixda aan masaajida lagu dukanin

Iyadoo lugu guda jira gudahshada bisha barakeysan ee Ramadaan ayaa nasiib aysan u helin muslimiinta ku nool dalka Holland dukashada salada cisha in ay ku dukadaan jameeco masaajida iyo salada tarawixda.

Tasoona ay ku soo begmatay xili dalka Holland uu ku jiro bandoow habeenkii uuna bilamayo 3 saac habeeynkii xiligasoona musliminta ay ku jiraan Afurka.

Bandowgan ayaa dowlada Holland ku soo rogtay mudo horo si loo xakameyo faafida  cudurka dilaga ah ee coved-19.

Balse masaajida dalka Holland ayaa hada waxaa lugu dukadaa saladaha duhurka, casirka iyo maqribka aydoona lakala foganaayo fogaansho dhan 1,5 qiyaas in la’eg.

Sanadkan ayaa ka dugan sanadkii hora in kastoo sanadkii hora ay wada xirnaayeen dhamaan masaajida iyo goobaha ay shacabka ku kulman marka lagareebo qeybo gaar ah.

Hada wali waxaa xeran goobaha laga dukameysto, dukaamada electoringa lagu gado halka qaarkood balamada interneydka ka dalbaneysid

Bashiir Jiidaal Baroow somaliweyn Holland