Ciyaaraha isdhaxgalka dhalinta yaryar iyo Kuwa cuslaaday oo Halland lagu qabtay

Waxaa dalka Holland lugu qabtay tartamo is dhaxgal isboorti ah oo sanadkiiba mar laqabto.

Waxaana lugu qabtay magalada Nunezbit waxaana cayaarahaan ka soo qeybgalay dhalinta dada’ yar iyo iyo kuwa cuslaaday ee ku nool magalada Nunezbit iyo agagaaraheyda udhow dhow.

Waxaana koobkani loogu magac daray isdhaxgalka Jaaliyadda ku nool dalka hollan gar ahaan magalada Nunezbit oo ah goobta lugu qabtay cayaarahan wana cayaaro in badan soo socday qabanqabadeeda waxaana sanad waliba qabtay cayaarahan koxda kadhisan magaladan nunisbiit kuna cayaraan magaca weles bakar cayarahan ayaa waxaa ay socdeen sadax asbuuc waxaana kobka soo hantay horayna usoo qatay nadiga kadhisan magalada zwoolla ayaana sanadkii labad ku guleystay koobkan Tabarayaasha Macalin Abdirizaaq Siidka, Tabaraha dhinaca Tichnicalka Macalin Hasan, Gudoomiyaha kooxda kubada Cagta Jaaliyada zwoolla Abdulqadir Mansuur iyo Ku xugeenkiisa Aweis Shiikh. Waxaa kaloo qaban qaabada iyo isku urururinta kooxaha ka qeyb qaatay Mahamed Ibrahim Jumbur iyo Korneel Abdulahi Isse oo ah gudiga kooxda waxbadan kala socda kooxda

Bashiir Jiidaal Baroow soomaaliweyn Hollland