Wafdi ka socday Hey’adda WHO oo manta kormeeray Cisbitaalka Martiini.

Wakiilka Hay’ada Caafimaadka aduunka WHO u qaabilsan Somaaliya Dr Malik iyo xubni sare oo ka socda WHO ayaa maanta booqday isbitaalka Demartino ee Magaalada Muqdisho.

Waxay u kuur galeen shaqada isbitaalka ka socoto guud ahaan gaar ahaan howlaha talaalka , Bukaanada isbitaalka jiifa iyo daryeelka uu isbitaalka ku bixiyo adeegyada Caafimaadka ee la tacaalidda COVID 19.