DEG DEG:- Ciidamo hor istaagay Xildhibaano doonayay in ay galaan golaha Shacabka.

Xildhibaan Mahad Salaad ayaa shaaca ka qaaday in ay hor  taaganyihiin ciidamo ka tirsan kuwa dowladda fedraalka Soomaaliya,islamarkaana uu doonayo in uu soo aado xarunta golaha shacabka.

Qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook ayuu ku sheegay in ciidamo ka amar qaata Farmaajo ay ku hor taaganyihii wadada Dabka ee magaalada Muqdisho,wixii mas’uuliyad ah ee ka dhashana uu qaadi doono guddoomiye Mursal.