Haweenka Baarlamaanka.=Warbixin Waano ah=

Gabdhaha walaalahey ah ee Xildhibaanada ahoow, waxaa jirta Murti leh: ((((( Dhamaan Xubnaha beni aadamku waa daalaan marka laga reebo, Laba Xubnood oo kala ah: Carrabka Haweenka iyo Indhaha Ragga))))).
Gabdhaha Walaalaheey ahoow, Indha aan daalin ayaa arkayo Dhaqdhaqaaqa Carrabkiina. Carrabkiinu Haddii uuna nasaneeyn, walba Carrabkiina ku cibaadeysta, Laakiin, Ha Noqonina sida Wadaadkii idin yiri: Xildhibaanoow, Carrabkiina ku Cibaadeyta ee isaguna Lacag ku raadsaday.
Sug, No Comment.
waxaa jira muti kale oo leh: ((((( Somaliya Beentu ma ahan in aad diido in aad Runta sheegin oo kaliya, ee Waxaa kale oo ey Been u yaqaaniin in aad sheegto Runta eynan Jecleeyn in aad u sheegto))))).
Raali ahaada, Mahadsanidiin.
OK Comment, hadda, Aragtidaada Xur ayaad u tahay, wixii ka khaldan ka sax.
Qore: Yahya Amir