Ciidanka Kenya ee Soomaaliya jooga oo qaadanaya talaalka Covid-19.

Ciidanka Kenya ee qaybta ka ah hawl-galka Midowga Africa AMISOM ayaa qaatay wajiga 1-aad talaalka Cudurka Saf marka ee Covid-19, taasi oo qayb ka ah mashruuca talaal oo lagua dagaalamayo Cudurkaas.

” Tani waxa ay kamid tahay wajiga 1-aad ee socda oo ah mashruuca qaran ee talaalka lagala dagaalamayo Covid-19″, Sidaa waxa yiri Cidanka KDF shalay oo Sabti ahayd.