Madaxweynayaasha maamul gobaleedyada oo shir hadda uga fumay Xeada Xalane.

Waxaa goordhow kulan uu u furmay madaxweynayaasha maamul gobaleedyada dalka ka jira,kuwaas oo shirk u leh hoteel Airport eek u dhex yaalla xerada Xalane ee magaalada Muqdisho.

Kulanka ayaa looga hadlayaa khilaafka doorashooyinka,gaar ahaan caqabadaha ka soo laabtay heshiiskii 17-September ay kala saxiixdeen dowladda iyo dowlad gobaleedyada.

5-ta madaxweyne ayaa kulankaan waxa uu noqonayaa kii Labaad oo ay yeelanayaan,waxaana kulankaan kasii horeeyay mid kan la mid ah oo habeen ka hor ay ku yeesheen isla hoteelkaan.