Daawo Dokumentari Ku saabsan dugsiga Sare ee Hodan Naaleeye ee dalka Canada


Halkan waa dugsiga sare ee Hodan Naaleeye. Waxaa hore loo dhihi Jiray Voon secondary iskuul balse Dadka madowga ah ayaa dalbaday in magaca laga baddelo maadaama sida ay sheegeen ninka iskuulka lagu magacaabi jiray ee Voughn uu ku lug lahaa gumeysiga dadka madow qarnigii 18-aad.
Documentary Waxa Laga Qoray ama Laga Diyariyay Walasheen Hodan Naaleeye oo aheed Gabar Soomaaliyeed oo aheed gabar aad looga yaqaano ummadda Soomaaliyeed iyo wadanka Kanada oo ay Ku nololeed mudo aad u dheer, gabadhaan oo Ku dhimatay weerar Qaraxyo oo lagu qaaday Hotel Ku yaalaa magaalada Kismaayo Ilaahey ha u naxariistee.