Falanqeynta Jimcaha iyo Danjire Caalim: Siyaadsada Soomaaliya Iyo Xaaladda halka ay mareynaa maanta

Falanqeyn Jimcaha

#Falanqeynta siyaasada soomaaliya. xaalka somalia hadba halka uu marayo

Waxaa natiijo la’aan ku soo idlaan kulan ay xalay fiidkii illaa xilli dambe ay huteelka Décalé ee magaalada Muqdisho ku lahaayeen ra’iisal wasaaraha Soomaaliya iyo xubno
musharaxiina xilka Madaxweyne

Doorashada dalka soomaaliya waxay u baahan tahay Daganaasho Siyaasadee
#ayadoo laga fogaanayo cadiifad qabyaalada iyo isirnacaybka somalia dhexdeeda