Ka soo qeyb gal furan.

Saddax Dhalin yaro Somali ah oo wax barashadooda Heerka Labaad ee Jaamacda ku soo kala dhameeystay wadamada Ruushka, Japan iyo Malaysia, Haddana ka wada tirsan Machadka (Canopus Institute) ayaa iga Codsaday in aan khadka ZOOM-ka ku wada diyaarino Cashar ku saabdan “Somali Natural Resources”.
May be an image of 1 person and text that says 'CANOPUS INSTITUTE FOR SOCIOECONOMIC RESEARCH FORSCOTOMOIESERCWANDODYIONENT ANDDEY SOMALI NATURAL RESOURCES: A CURSE OR BLESSING? GUEST SPEAKER PROF. YAHYA AMIR MARCH 2021 07:00PM EAST AFRICA TIME (UTC +3) ZOOM MEETING ID: 894 2255 6196 PASSCODE: 649464 +252-614-699655 252-614 f @canopusinstitute info@canopusinstitute.org www.canopusinstitute.org @Canopusinstitut Canopus Institute'
Waana ka ogolaaday, Ma ahan in aan Aqoon gaar ah u leeyahay Mowduucaan, laakin waxaan ku dadaalayaa in aan intii karaankeeygaa ah aan kala faa’iideysano.
Adigana waxaan kugu casuumeynaa in aad nagala soo qeyb gashid si aan Aqoontaada wax uga faa’iidno.
Sawirka hoose, kala soco Zoom ka, ID-ga iyo Pass code-ka iyo wakhtiga aan soo wada galeeyno.
Mahadsanid.
Qore: Yahya Amir