Guddoomiyaha Maxkamadda sare oo soo saaray go’aano la xiriira xakameynta Cudurka Covid-19.

Muqdisho:- Guddoomiyaha Maxkamadda sarre ee dalka ayaa soo saaray go’aano la xiriira xakameynta cudurka Covid-19.

Guddoomiyaha ayaa sheegay  in la joojiyay dhammaan dacwadaha inta aan aheyn dacwadaha Ciqaabta inta lagu guda jiro Covid-19.

Halkaan Hoose ka Akhriso go’aanada:-