Dowladda Soomaaliya oo ku Amartay Bangiyada dalka inay…

Bangiga Dhexe ee Soomaaliya oo faray Bangiyada, Xawaaladaha iyo Ganacsatada kale socod siinta lacagta 50 Dollar iyada oo laga feejignaanayo lacag walba oo been abuur ah.

Halkaan ka akhriso Warsaxaafadeed ka soo baxay Bangiga.