Dooro Nuur Iikar oo u tartamaayo Xildhibaan barlamaanka dalka Holland 8 Maarso

Dooro Nuur Iikar oo u tartamaayo Xildhibaan barlamaanka dalka Holland 8 Maarso

Jaaliyadda Soomaalida dalka Holland ee Degmada Zwoola iyo nawaxigeyda ku nool oo uu horkacayay gudomiya guud ee Jaaliyadda soomalida Holland Dr Cabduqadir Cali Nuune ayaa wadaa sidii loo garab istagi lahaay muwadinkan soomaliyed oo u taagan xildhibaan asgoona waxbadan ka og wax qabadkiisa kuna amaanay maanta in la helay muwaadin ay ka dhabtahay horay socodsiinta soomalida ku nool dalka Holland doorashada ayaaa la filaayaa in ay dhacdo maalinta 8 Maarso lana tageeyro Nuu ikar  oo ah nin wax ku soo bartay dalka Holland wax badane og.