Faqidaada Todobaadka Caalim iyo Somaliweyn ; Ciidamadii lagu tababaraayey Eriteria oo wadadda ku soo jira

Danjire Maxamed Caalim oo ka mid ah aqoonyahanada u dhuun daloola arrimaha siyaasadda Soomaaliya ayaa Radio Somaliweyn Gothenberg Sweden uga warbixiyay arrimihii ugu dambeeyay ee dalka isagoo ku sugan magaalada Helsink ee dalka Finland, waxaana isagoo u waramayay weriye Ikraam Cali Kaar ka hadlay arrimo fara badan.