War Murtiyeedka Shirka Dhuusamareeb.

Lixdeena Madaxweyne Ninba Qodob ha keeno.

Qodobka 1aad: (Wax internna joogtana eynan isku raacsaneyn, inta naga maqanina eynan ogolaaneyn).

Qodobka 2aad……Qodobka 3aad….Qodobka 4aad…Qodobka 5aad…….Qodobka 6aad….
Wabilaahi Toowfiiq.

Annigu waxaan u fahmay ( Diiqu Dadka Salaadda waa toosiyaa, Isaguna Masjidka kuma tukadu). (F.S: 1aad).

Adigu Sideed u fahamtay?

Qore:Yahya Amir