Maxay tahay Mas’uuliyadda ?=Faallo=

Si kooban, 4 Qodob aan ku soo koobno.
1. Waad u jeedaa wadanku waddada uu ku socdo ( F.S:1aad).
2. waad u jeedaa Dastuurkii Dalku wajiga uu yeeshay. ( F.S: 2aad)
3. waad u jeedaa Ratiga lagu rarayo Siyaasadda Somalida 2021. ( F.S: 3aad).
4. Adiga oo intaa Arkayo, Maqlayo, lagu dhahayo, Haddaad ka aamustay, , iska dhaga tirtay, iska indhatirtay Adiga oo Meyto isku ekeysiiyay ( F.S:4aad).
Masuuliyaddu sidaa kaaga harimee, Aduun iyo Aakhiraba waa la is weydiinayaa, Noloshana waad ku dhadhamin doontaa Dhibaatada Dal la dayaco, Caruurtaaduna wey dareemi doonaan Dhibaatada Dayacaagii.
Mucaarad iyo Muxaafad ma joogto, Haddii uu Dalku dhiig baxayo.
Iskama reebin Masuiyadda na wada saaran.
FG: waa iga talo aragtiyeed, wixii ka khaldan ka sax, wixii ka dhimanna ku dar.
Qore: Yahya Amir