Madaxweyne Cyril Ramaphosa ” SOUTH AFRICA Waxay Kusii Jiri Doontaa Lockdownka..”

Isagoo Khudbaddiisa Qaranka jeedinayey ayaa Madaxweynaha South Africa, Cyril Ramaphosa waxa uu shaaca ka qaaday in Dalku uu kusii jiri doono Lockdownka hadda saaray ee ah LEVEL3, balse lasii adkeyb doono Xaaladda maadaama uu sii xarga-goosanayo Wajiga 2aad ee Cudurka COVID19.


● Duulimaadyada Caalamiga iyo kuwa Gudaha waa sidoodii midna lama xirin, balse Xuduudaha ayuu carabka ku dhuftay in aad loo adkeyn doono Koontoroolkooda.

● Bandowga Habeenkii ayuu Saacad dib u dhigay wuxuuna ka bilaabanayaa 9:00pm Fiidnimo ilaa 5:00am Aroornimo.

● LEVEL 3 wuxuu socon doonaa ilaa bisha dambe ee 15 February 2021.

Abdulrazak IndhaJaceyl